Share with your friends via email

Ciidamada Booliska oo Howlgal Ku Soo Qabtay Dhalinyaro Dhici Jirtay Shacabka+Sawirro

Howlgal ay ciidanka booliska ay ka sameyeen qeybo ka mid ah Muqdisho ayaa lagu soo qabtay dhalinyaro ku hubeysan Bastoolado kuwaa oo dhac u geysan jiray dadka wata lacagta iyo Taleefanada

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip