Madaafiic ay rideen ciidamada AMISOM ee magaalada Jowhar oo saddex ruux ay ku dhaawacmeen
Madaafiic ay rideen xalay ciidamada AMISOM ee ku sugan garoonka diyaaradaha ee duleedka magaalada Jowhar ayaa waxaa ku dhaawacantay saddex ruux oo rayid ah.
Dadka ku dhaawacmay madaafiicdan oo labo ka mid ah ay ahaayeen dumar ayaa la dhigay isbita