Share with your friends via email

Madaxweynaha Falastiiniyiinta oo ku gacan saydhay qorshaha Trump

Madaxweynaha Falastiin, Maxamuud Cabbaas, oo hadal ka jeedinayey shirka hogaanka Falastiiniyiinta oo ka arinsanayay sida ay uga fal celinayaan go'aanka Maraykanku ugu soo rarayo safaaradiisa magaalada Qudus, ayaa aad u dhaliilay madaxweyne Trump

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip