Share with your friends via email

Daawo Sawirada diyaarad wadada ka baxday oo afka gashatay badda Madow ee dalka Turkiga

Diyaarad ay saarnaayeen rakaab gaaraya 168 ruux ayaa dhowr mitir oo qura u jirsatay inay ku dhacdo badda kadib markii ay ka baxday wadada ay diyaaradaha ka duulaan kuna soo degaan magaalo ku taal dalka Turkiga.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip