Share with your friends via email

Wiil uu dhalay Feysal Cali Waraabe oo la sheegay in lagu dilay duqeyn ka dhacday dalka Suuriya

Wiil uu dhalay Feysal Cali Waraabe oo ah Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland ayaa la sheegay in 29-kii bishii December ee sanadkii hore lagu dilay dalka Suuriya. Wiilkan oo lagu magacaabayay Xuseen Feysal Cali Waraabe ayaa ka barbar dagaalamay

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip