Madaxweynaha Somaliland, Axmed Siilaanyo ayaa maanta soo kormeeray hay'adaha cadaaladda Somalialnd, waxaanu soo maray maxkamada sare, maxkamadda gobolka Maroodi-jeex, maxkamadda degmada, Xeer-ilaalinta Guud iyo Wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka
To:
From:
Your Name:
Message: