Share with your friends via email

Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Magaalada Homs ee dalka Suuriya oo lagu dilay 16 Ruux

Qarax loo adeegsaday Gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay oo Sabtidii shalay ka dhacay magaalada ay dowladdu xukunto ee Homs ayaa lagu dilay ugu yaraan 16-qof, iyadoo lagu dhaawacay in ka badan 100-qof.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip