Share with your friends via email

DHAGEYSO: Wasaaradda Amniga oo faah faahisay dilal ka dhacay Sh/Hoose

Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah waxa ay ka bixisay dilal qorsheysnaa oo ururka Al-shabaab todobaadyadii la soo dhaafay ka geysteen degaano ka tirsan Koonfur Galbeed, gaar ahaan Gobolka Shabeellaha Hoose.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip