Shir lagu go'aaminaayo nooca Doorasho ee Somaliya ka dhaceyso oo Muqdisho ka furmaya
Sida qorshaha uu yahay saacadaha soo socda ee maanta ayaa lagu wadaa in Xarunta Xalane uu ka furmo shirka lagu go'aaminaayo nooca doorasho ee Somaliya ka dhaceyso, marka la gaaro waqtiga ay ku eeg tahay Dowladda uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuu