Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo weli ku sugan magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa in maanta uu kormeer ku sameeyo xarumo kala duwan oo kuyaala magaaladaasi Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka Puntla