Share with your friends via email

Cabsi ka jirta Degmada Ceelwaaq, xoogag taabacsan Daacish oo soo buuxiyay duleedka Degmadaasi

Xoogag taabacsan Ururka Daacish, ayaa waxay xalay soo buuxiyeen duleedka Degmada Ceelwaaq Ee Gobolka Gedo, iyadoona laga cabsi qabo in ay qabsadaan Degmadaasi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip