Share with your friends via email

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigey dhismaha dugsiga Xaawo Taako

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo ayaa Saaka dhagax dhigay Dugsiga hoose dhexe Xaawo Taako ee Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip