Tiro dad ah oo ku dhaawacmay qarax bam lagu weeraray Masaajid ku yaal Addis Ababa
Ku dhowaad 24 ruux ayaa ku dhaawacantay qarax bamb oo lagu weeraray masaajid ku yaal magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Masaajidkan oo lagu magacaabo Anwar ayaa ku yaal xaafada Markaato, waana masaajidka ugu weyn Addis Ababa, bam gacmeedka a