Xeer Ilaaliye Kuxigeenkii Qaranka Axmed Cali Abuukar oo xilka laga qaaday
War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Kuxigeenkii Xeer Ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Abuukar xil ka qaadis lagu sameeyay, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan qaabka xil ka qaadistiisa.