Share with your friends via email

Gobolka Benaadir oo Waxbarasho lacag la'aan ah siinaya ku dhowaad 10-kun oo canug

Dadka ku nool 17ka degmo ee gobolka Benaadir oo hela waxbarasho ay dowladdu damaanad qaaddo oo gaarsiisan heerka dugsiga hoose iyo dugsiga sare waa mid ka mid ah howlaha ugu muhiimsan ee maamulka gobolka Benaadir uu ku howlan yahay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip