Share with your friends via email

Baarlamaanka Uganda oo maanta ka doodaya sharci muran badan dhaliyay

Xubnaha baarlamaanka dalka Uganda ayaa lagu wadaa in maanta ay bilaabaan sharciga muranka dhaliyay ee meesha looga saarayo xaddidaada da'da madaxwaynaha uu xilka sii hayn karo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip