Share with your friends via email

Wararkii ugu dambeeyay weerarkii lagu qaaday C/raxmaan C/Shakuur

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay lagu qaaday hoyga Magaalada Muqdisho uu ka degan yahay Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo ku yaalla Degmada Wadajir, gaar ahaan meel ku dhaw Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip