Share with your friends via email

Wasiirka Warfaafinta oo xaqiijiyay in Wariye Maxamed Aweys Muudey laga sii daayay xabsi ku yaalla Itoobiya

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa xaqiijiyay in Xabsiga laga sii daayay Wariye Maxamed Aweys Muudey oo loo yaqaano Boqorka Bartamaha oo ku xirnaa xabsi ku yaalla dalka Itoobiya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip