Share with your friends via email

Ciyaartii galabta dhex mari laheyd Jubbaland iyo Galmudug oo la baajiyay

Waxaa la baajiyay ciyaartii galabta dhex mari laheyd xulka kubadda cagta Jubbaland iyo Galmudug oo ka tirsan Tartanka Ciyaaraha maamul goboleedyada ee ka socda magaalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip