Xildhibaan Bilow Keerow iyo siyaasiyiin kale oo lagu xiray magaalada Nayroobi
Booliska Kenya ayaa maanta xabsiga u taxaabay Xildhibaan Bilow Aadan Kerrow oo ka tirsan aqalka sare ee dalka Kenya.
Xildhibaanka ayaa lala xiray isaga iyo siyaasiyiin kale, markii ay ka soo laabteen deegaanka Mandhera oo uu ka soo jeedo.