Degmada Kaaraan waxaa maalmahan caadi ka noqday Dagaal goos goos ah, oo Saddex maalmood oo xiriir ah waqtiyo kala duwan dhacayay, kaasi bulshada degaanka uu ku noqday mid ku abuuray cabsi, walbahaar iyo walwal.
To:
From:
Your Name:
Message: