Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo ka dhacay Gobolka Baay
Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaan hoos-taga degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaabka dagaalka uu ku bilowday, iyadoo sarkaal ka tirsan Ciidamada Milateri