Afar qof oo Soomaali ah oo ku dhimatay xeryaha Kaakuma ee dalka Kenya
Ugu yaraan afar qof oo Soomaali ah, ayaa ku dhimatay, halka saddex kalana ay waxyeelo kala duwan ka soo gaartay, ka dib roobab xoogan oo Talaadadii ka da'ay xeryaha qaxootiga ee Kaakuma.
Afar ka mid ah dadkan oo la socday gaari taksi ahaa, ay