Wareysi VOA la yeelatay Maxamed Miski oo ay gacanta ku hayaan Sirdoonka Soomaaliya
Maxamed Cabdulaahi Xasan oo loo yaqaan "Miski" waxa uu ka mid ahaa dhallinyarada ka badan 20-ka ee Soomaalida ah ee ka tagtay Gobolka Minnesota sannadihii 2007 ilaa 2008-da.