Shariif Xasan "Mar kasta oo howl galka Al-Shabaab hakad galo, ayagana dib ayay u soo xoogeystaan"
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dhaliil u jeediyay qaabka uu u socdo howl galka ka dhanka ah Al-Shabaab, isagoo tilmaamay in mar kasta oo uu hakada howl galkas ay dib mar kale Al-Shabaab u soo xoogeystaan.