Share with your friends via email

Kismaayo oo yeelatay Haween dheela kubadda kolayga [Sawirro]

Magaalada Kismaayo ayaa markii ugu horeeysay mudo ka badan 25 sano kadib waxaa laga yagleelay laba kooxood oo dumar ah oo dheeli doona kubadda Kolayga. Arintan oo ah mid ku cusub magaalada ayaa ah mid aad usoo jiidatay dhammaan haweenka jecel cayaar

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip