Share with your friends via email

Shacabka Degmada Afgooye oo ka Dibad-baxay Canshuuro dheeri ah iyo Amni-xumo (Sawirro)

Shacabka ku dhaqan degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa dhigay dibadbax ay kaga cabanayaan canshuuro dheeri ah oo laga qaado iyo amni-xumo soo laalaabtay oo degmadaas ka dhacaya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip