Waxaa 13-kii bisha magaalada Muqdisho ku geeriyooday aqoonyahan isku darsaday cilmi diini, maadi, qoraa ay usii dheereyd hal abuurnimada iyo hab dhaqan kan ugu wanaagsan ee bulsho jeclaado, Allaha u raxmadee Abuukar Sheekh Nuur Jimcaale, ma dhiman ee