Share with your friends via email

Boqorka Sacudiga Boqor Salman oo toddobaadka soo socda xilka ku wareejinaya Amiir Maxamed

Boqorka wadanka Boqortoyada Sacudi Carabiya Boqor Salman ayaa qorsheynaya in uu talada dalkiisa ku wareejiyo Amiir Maxamed Bin Salman sida lagu daabacay DailyMail oo soo xigatay dad ku dhow dhow qoyska reer Boqor.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip