Share with your friends via email

Madaxwaynaha Kurdiyiinta Ciraaq Masoud Barzani Oo Is Casilay

Masoud Barzani Madaxwaynaha Kurdiyiinta Ciraaq, ayaa jeediyay khudbad kulul ka dib markii ay baarlamaanka gobolkaasi ka aqbaleen codsigiisii ahaa in uu xilka ka dago xili ay jiraan xiisado siyaasadeed.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip