Akhriso:-Ragga Weeraray Naasa-hablood Waxaa ay Wateen ID-kaarrada Nabad Sugidda Soomaaliya.
Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa daabacay in dagaalyahanadii sabtii weerarka ku qaaday Hoteelka Naasa-hablood 2 ee Magaaladda Muqdisho ay wateen ID-Kaaradda Hay'adda NISA Soomaliya,dharkooda,sidoo kalena kaararkaas ay