Share with your friends via email

Shariif Xasan "Askariga aan xuquuqdiisa helin, qorina uu sito, waa iska cadahay inuu dhibaato geysto"

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in Ciidamada isbaarooyinka dhigta wadooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose ay ku qasabtay xuquuqdii ay ku lahaayeen dowladda oo aysan ka helin.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip