Warar soo baxay ayaa sheegaya in Taliyaha ciidamada Booliska Degmada Kismaayo Gaboobe Xasan Barre laga dhigay xabsi guri, kadib markii Khamiistii ciidamo isaga ka amar qaata iyo ciidamo kale oo Jubbaland ka tirsan ay ku dagaalameen Magaalada Kismaayo