Nin mindi ku hubeysan oo dad ku weeraray Magaalada London (SAWIRRO)
Nin mindi ku hubeysan, ayaa xalay saddex ruux ku dhaawacay goob tareenada laga raaco oo ku taala Magaalada London Ee Xarunta Wadanka Britain.
Ninkan, ayaa ku qaylinaayay "Tani waa Suuriya darteed", xilligii uu dadka ku waxyeeleynaayay bo