Share with your friends via email

Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Wado In Uu La Kulmo Labada Gole Ee Baarlamaanka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulan la qaadanaya Maalinta Beri ah Xubnaha Baarlamaanka Labada Gole ee Shacabka iyo Aqalka Sare.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip