Share with your friends via email

Ciise Xuseen "Laba maalmood ayaa burburka ku hoos jiray" (Sawirro)

Lix maalmood kaddib qarixii lagu halaagsamay ee ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxaa weli socda gurmadka loo fidinayo dhibanayaasha. Waxaa dadkaa ka mid ah, Ciise Xuseen oo laba maalmood ku jiray burburka hoostiisa. "Gaari

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip