Share with your friends via email

Safiirka Imaaraadka & R-W kheyre Maxey ka wada hadleen

Ra'iisal wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip