Weerar ka dhacay Caasimadda Masar oo lagu dilay 16 qof (Daawo Sawirada)
16 qof, ayaa waxaa lagu dilay weerar lagu qaaday baar xilliyada habeenkii lagu caweeyo, oo ku yaala Magaalada Qaahira Ee Xarunta Wadanka Masar.
Warbaahinta Masar, ayaa tebisay in niman wejiyada soo duubtay ay baarkaasi ku weerareen qaraxyada macma