Share with your friends via email

Ganacsade lagu dilay Gaalkacyo iyo Xildhibaan ka tirsan Galmudug oo la dhaawacay

Kooxo hubeysan ayaa maanta ku dilay magaalada Gaalkacyo Ganacsade caan ka ah magaalada, kaasoo lagu magacaabi jiray Daahir Aqwaan, iyagoo dhaawacay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo lagu magacaabo Maxamed Xuseen Tahliil.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip