Share with your friends via email

Dagaal Ciidanka Dowladda Somalia iyo Xoogagga Al-shabaab ku Dhax-maray Gobolka Hiiraan

Ciidammo ka tirsan dowladda Somalia iyo kuwa Al-shabaab ayaa ku dagaallamay saacadihii hore Jimcihii maanta deegaanka Baar oo qiyaastii 25km dhinac galbeed kaga beegan magaalada Beledweyne.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip