Share with your friends via email

Xaaf: "Dad aan talin jirin baa taliyay oo dadkii talin jiray waa taggeen"

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa sheegay in Soomaaliya ay meel xun ku socoto, sababo ku aadan talada dalka oo ay qabsadeen dad aan talin jirin, sida uu yiri.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip