Xildhibaanka ayaa sidoo kale ugu baaqay bulshada reer Galkacyood iyo maamulada ka arimiya in ay nabada fursad siiyaan una hiiliyaan dadaalada lagu jiro nabada ayaga oo u dhaga nuglaanaya, gacana ku siinaya sama jeclayaasha usoo gurmaday in ay gacan k