Share with your friends via email

Madaxweynaha: "Waqtigii isla xisaabtan la'aanta waa uu dhammaadey. Maamullada Galmudug iyo Puntland waa inay qaadaan mas'uuliyadda dagaallada ka soo cusboonaaday Gaalkacyo heshiiska kadib''

Muqdisho, 3 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaalka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ee u dhexeeya maamullada Galmudug iyo Puntland.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip