Tababarkaan loo soo xiray Shaqaalaha Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowladda Soomaaliya ayaa ku saabsanaa Bad-baadinta Carruurta iyo ka Hortagga Xadgudubyada ku salaysan Jinsiga kaas oo socday muddo labo maalin ah.
To:
From:
Your Name:
Message: