WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DIALY NEWS PAPER EE MAANT OO AH ISNIIN 2-DA OKTOOBAR 2017-KA
CILLAD KU TIMID DIYAARAD HAWADA KU JIRTAY
Shirkadda duulimaadyada ee Air France ayaa xaqiijisay in ay cilad ku timid mid ka mid ah diy aar adaheeda xilli ay ku jirtay hawadda.
Waxa ay ka soo duushay magaalada Paris ee dalka Fransiiska, kuna sii