Wararka ka imaanaya Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, ayaa ku waramaya in ciidamada Itoobiya ay sii daayeen Taliyihii ciidamada Booliska Degmada Baardheere, oo tallaadadii la soo dhaafay ay ku xireen Magaalada Baardheere.
To:
From:
Your Name:
Message: