Share with your friends via email

UGANDA: Musuq-maasuqa oo gaaray meel sare iyo Mas'uuliyiinta Xukuumadda oo ka Hadlay

Wasiirka Anshaxa dalka Uganda, Simon Lokodo ayaa sheegay in meel sare uu dalka Uganda ka marayo musuq-maasuqa, isagoo sheegay inuu hala-keeyay xukuumadda iyo shirkadaha gaarka loo leeyahay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip