Wararkii ugu dambeeyay wada hadalada Gaalkacyo iyo xubno ka tirsan Beesha Caalamka oo ku biiray
Wada hadalo aan loo kala kicin ayaa ka socda magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kaasoo la doonayo in lagu soo afjaro dagaaladii dhowaan ka dhacay, iyadoo wada hadaladan nabadeed uu horkacayo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid.