Diyaaradda British Airways oo dab ka kacay, xilli ay ka duuleysay Garoonka Las Vegas (Sawirro)
Diyaaradda British Airways ayaa si lama filaan ah uu dab uga kacay, xilli ay ka duuleysay garoonka diyaaradaha ee McCarran Airport ee magaalada Las Vegas ee dalka Mareykanka.