Share with your friends via email

Maxaad Ka Taqaan Lacagihii Kala Duwanaa Ee Soo maray Dalka?

Marka laga soo tago bilowgii aadanaha ee habkii bidaa'iga,waxaa xigay nidaamkii dhulgoosiga oo bulshada dunida ay u qeybsantay xoolo dhaqato,beeraleey iyo kuwo deegaan ku nool ah,kuwaas oo mar kasta ahaa kuwo isku xiran oo wadaaga xagga nolosha

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip